Deeq A. Posted April 19, 2020 Mas’uuliyiin ka kala tirsan maamullada Galmudug iyo dowlad deegaanka Soomaalida dalka Itoobiya ayaa maanta heshiis nabadeed ka gaaray dagaal beeleedyo muddooyinkii la soo dhaafay ka taagnaa xadka u dhexeeya labadaasi maamul. Heshiiska oo ka koobnaa illaa 13 qodob ayaa soo afjaray colaad muddo ka taagneyd halkaasi, taas oo u dhexeysa labo beelo oo walaalo ah. Sidoo kale mas’uuliyiinta labada dhinac ayaa kormeer ku tegay deegaanadii lagu dagaalamay, si ay u soo qiimeeyaan xaaladda sida ay tahay. Halkaan hoose ka aqriso:- View the full article Share this post Link to post Share on other sites