Sign in to follow this  
Deeq A.

Heshiis nabadeed oo lagu gaaray magaalada Cadaado

Recommended Posts

Deeq A.   

Mas’uuliyiin ka kala tirsan maamullada Galmudug iyo dowlad deegaanka Soomaalida dalka Itoobiya ayaa maanta heshiis nabadeed ka gaaray dagaal beeleedyo muddooyinkii la soo dhaafay ka taagnaa xadka u dhexeeya labadaasi maamul.

Heshiiska oo ka koobnaa illaa 13 qodob ayaa soo afjaray colaad muddo ka taagneyd halkaasi, taas oo u dhexeysa labo beelo oo walaalo ah.

Sidoo kale mas’uuliyiinta labada dhinac ayaa kormeer ku tegay deegaanadii lagu dagaalamay, si ay u soo qiimeeyaan xaaladda sida ay tahay.

Halkaan hoose ka aqriso:-

123

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this