Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle oo Beeniyay Warar Lagu Faafiyey Baraha Bulshada

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddomiyaha Baarlamaanka dowlad goboleedka  Hirshabeelle Sheeikh Cismaan Barre Maxamed ayaa beeniyey warar saacadihii la soo dhaafay la isla dhex marayey, kaas oo ahaa in guddoomiyaha ay go’doon geliyeen ciidamo ka amar qaata madaxwe Maxamed Cabdi Waare.

War qoraal ah uu soo saaray guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa lagu sheegay in aysan wax ka jirin arrintaas wararka sheegayey in madaxweyne Maxamed Cabdi Waare in go’doomiyeen Guddoomiyaha, waxaa lagu sheegay qoraalka in Xarunta Baarlamaanka Hirshabeelle ay gacanta ku haayan Ciidanka amniga oo awalba lagu ogaa Ilaalinta Xarunta oo aysan jirin Ciidamo la geeyay halkaas kuwaas oo ka amar qaata Madaxweye Waare.

Halkaan Ka Akhriso 

 

FB_IMG_1587226257572.jpg

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this