Sign in to follow this  
Deeq A.

Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog 18-04- 2020

Recommended Posts

Deeq A.   

Qodobada ugu waa weyn barnaamij wareedka galab ee GoobjoogFM ayaa kala ah:

Faah-faahinno kala duwan ayaa ka soo baxaya Guri ku soo dumay qaybo ka mid ah Degmada Hodon ee Gobolka Banaadir.

Xildhibaan ka rirsanaa Golaha Shacabka ayaa maanta ku geeriyooday Magaalada Muqdisho oo in muddo ah ku xanuunsana.

Weriye Cabdicasiis Gurbiye oo maaintii 5aad u xiran amar ka soo baxay Madaxtooyada Somaliya, xilli Maxkmadda Gobolka ay amartay in xabsiga lagu siihayo.

Ururada u dooda Saxaafadda Somaliya  ayaa cambaareyya xarigga Weriye Cabdicasiis Gurbiye loogu gaystay Muqdisho, dowladdana u soo jeediyay in la sii daayo weriyaha xiran.

Wasaaradda caafimadka Dalka ayaa shegtay in 36 qof oo cusub laga helay Coronavirus.

Soomaalida ku nool Dalka Koonfur Afrika ayaa deeq gaarsiiyay qoysas ka mid ah dadka reer koonfur Afrika, kaddib bandow lagu soo wada rogay magaalooyinka dalkaas.

Haddaba halkaan ka dhageyso qodobadaasi oo intaas ka faahfahsan, waxaana soo jeedinaysa Xamdi Baraale

https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2020/04/Bar-galabnimo-18-04-2020-ok.mp3

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this