Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaan ka tirsanaa BF oo ku geeriyooday Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Allaha u naxariistee waxaa goor dhow isbitaalka Yardimeli ee magaalada Muqdisho ku geeriyooday Xildhibaan Aadan Cali Xasan (Jamhuuriya) oo ka mid ahaa G/Shacabka.

Geerida ku timid marxuumka ayaa waxaa Shabelle u xaqiijiyey xildhibaano ka tirsan baarlamaaanka federaalka Soomaaliya.

Marxuumka ayaa maalmihii u dambeeyey ku xanuunsayayey gudaha magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho.

Xildhibaan Jamhuuriya oo muddo ka tirsanaa Golaha Shacabka ayaa sidoo kale ahaa xoghayaha guddiga maaliyadda ee golahaasi

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this