Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 17, 2020 Amnesty International ayaa warbixin ka diyaarisay xariga wariye C/maalik Muuse Coldoon. AUTHORITIES MUST RELEASE IMPRISONED JOURNALIST CABDIMAALIK MUUSE COLDOON Amnesty International is calling on the Somaliland authorities to immediately and unconditionally release detained journalist Abdimalik Muse Oldon who was arrested and arbitrarily detained a year ago today for exercising his right to freedom of expression. Amnesty International is concerned that the journalist who was detained solely for peacefully exercising his human rights is now at heightened risk due to the COVID-19 pandemic. Read the full report on Xigasho Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gediid Posted April 17, 2020 3 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said: Amnesty International ayaa warbixin ka diyaarisay xariga wariye C/maalik Muuse Coldoon. AUTHORITIES MUST RELEASE IMPRISONED JOURNALIST CABDIMAALIK MUUSE COLDOON Amnesty International is calling on the Somaliland authorities to immediately and unconditionally release detained journalist Abdimalik Muse Oldon who was arrested and arbitrarily detained a year ago today for exercising his right to freedom of expression. Amnesty International is concerned that the journalist who was detained solely for peacefully exercising his human rights is now at heightened risk due to the COVID-19 pandemic. Read the full report on Xigasho Quote Share this post Link to post Share on other sites
Holac Posted April 18, 2020 Is Coldoon still in jail? That is crazy. Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted April 18, 2020 Crazy, absolutely crazy, he is innocent Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 18, 2020 10 hours ago, Holac said: Is Coldoon still in jail? That is crazy. Intee ku ogeyd the innocent man? Dowladda dhexe can pressure Muuse Marqaan. I don't understand of their handling with kid gloves on Muuse Marqaanweyne while they are hard on the likes of Axmed Madoobe. They can make life hard of Muuse Marqaan's little marfish as well if they want to. But they don't. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 18, 2020 And what can the toothless bunker govt possible do. Call their overlord mussveni to issue threats. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 19, 2020 That same dowladda dhexe Muuse Muqayil ka calaacalsiiye, cabaadsiiye after dowladda hawada xirtay. Muuse Marqaanweyne was forced to call his madaxweyne to request an exception for humanitarian reasons. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 20, 2020 You mean the same coward 2 km president. Who begged the Ethiopian prime ministert,to please take him to Hargeisa like he is the mistress of abiye Ahmed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 20, 2020 Waraa Holland sharaabkaaga iskaga cab iyo mijintaada jaad iskaga ruug waxba lama socotidee. Meantime... Weriye Coldoon oo weli u xiran ‘inuu laf dhuun-gashay’ ku noqday 'Soomaalilaan' Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon, oo sidoo kale ahaa Samafale caawiya dadka tabaaleysan ayaa muddo ku siman hal sanno u xiran xukuumada Soomaalilaan ee uu hogaamiyo Muuse Biixi Cabdi, iyada oo loo soo jeediyay eedeymo kala duwan oo salka ku haya magac dil qaran iyo aflagaado Madaxweyne. Wariye Coldoon ayaa la aaminsan-yahay in sifo sharci daro ah loo maray xarigiisa, iyada oo 17-kii April ee sanadkii hore ee 2019-ka ay gacanta kusoo dhigeen Ciidamada Soomaalilaan, iyaga oo aan wax waaran ah u sidan xarigiisa, sida ay hore u sheegen Qareeno u doodayey Coldoon. Coldoon ayaa Maxkamadi ku xukuntay Saddex sano iyo badh, kadib markii ay sheegtay inay ku heshay eedeymaha aan kor kusoo xusnay iyo weliba faafinta warar been abuur ah oo ka dhan ah Soomaalilaan, iyada oo Qareenadiisu ay aaminsan-yihiin in xukunkaasi uu udhacay qaab siyaasadeysan, oo lagu xukumay aragtidiisa shaqsiyadeed oo laf dhuun-gashay ku noqotay Soomaalilaan. Xukuumada Muuse Biixi oo eedeymo kala duwan loogu jeediyay xariga Coldoon ayaa gebi ahaanba iska fogeysay, iyada oo ay ugu dambeysay eedeyntii Hey’adda u dooda xuquuqda aadanaha ee Amnesty International ujeedisay xukuumadooda, iyada oo weliba si dhakhso ah uga dalbatay in loo sii daayo Wariye Coldoon oo sifo sharci daro ah ku xiran. Amnesty International ayaa xariga Cabdimaalik ku tilmaamtay mid sabab la’aan ah, maadaama loo fuliyay amar la’aan, waxaana lagu xadgudbay Qodobka 25 (2) ee dastuurka Soomaalilaan, kaas oo dhigaya in booliska ay qasab ku tahay in ay ka helaan warqad amar qaadasho ka hor inta aan la xirin Xukuumada Soomaalilaan, gaar ahaa hogaamiyaheeda Muuse Biixi Cabdi ayaa dhowr jeer oo kala duwan laga dalbaday inuu cafis u fidiyo Wariye Cabdimaalik Coldoon, inkasta oo u muuqdo mid dhagaha ka fureysanaya dalabaadka ku aadan sii-deynta Coldoon, hadana waxa socda dadaalo xukuumadiisa culeys lagu saarayo si ay usii deyso Wariyaha Xigasho Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted April 21, 2020 Ninkaan runtii waxa lagu haystaa oo ciqaabta inta la'eg loo marinayaa waa soo hadal qaadida somaali wayn. Waxaadse ogaataan hadii qof la caburiyo waxaa neef-tuurku ku bataa taliskii caburiyay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 21, 2020 Quote Share this post Link to post Share on other sites