Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddiga doorashooyinka oo beeniyay warar la faafiyey

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka qaranku wuxu bulshada soomaliyeed u xaqiijinaya in wararka beenta ee lagu sheegay in gudigu ku dhawaaqi doono in doorashadii dib loo dhigay u yahay been aan sal iyo raad toona lahayn.

Baraha bulshada ayaa lagu faafiyay warar been abuur ah oo lagu sheegay in guddiga madaxa banaan ee doorashooyinku ay ku dhawaaqi doonaan in dib loo dhigay doorashada dalka ka dhacaysa 2020.

Hadaba guddiga oo ka jawaabaya wararka been abuurka ah ayaa warbaahinta qaranka u xaqiijay in warkaasi  been abuur yahay kuna tilmaamay waxba kama jiraan.
Guddiga doorashadu wuxu ugu baaqaya dadka baraha bulshada ku qoraya in aanay bulshada jahwareerinin.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this