Suldaanka Posted April 16, 2020 Other Independent news reports are also saying a number of locals were also massacred by the Ethiopian bombers. Ciidamada Cirka ee Itoobiya oo duqeeyay Daldhig Al-Shabaab leeyihiin Al-Shabaab badana ku laayay WWW.PUNTLANDI.COM "Guutada Ciidamada Itoobiya re loo yaqaan Eastern Air Force ayaa weerar Cirka ah waxay ku burburiyeen Saldhig lagusameeyo Waxyaabaha Qarax oo Al-Shabaab leeyihiin oo ku yaala Dergaanada Kurteele iyo Yurkud oo Gobolka Bay ka tirsan." Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted April 16, 2020 Meanwhile, Beesha Cheeseman oo magan waydiisatay Ciidamadda Ethiopia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted April 16, 2020 Somaliland ha ka daawado Youtube. Ileen depression ayaa ku dhacaaya haduu Gedo iyo Caabudwaaq warkooda dhagaysto. Isagoo meelaha iska jooga ayuu iska qaada heesaha Qaranka Somaliland. Hada isma oga, waa too much youtube Somaliland ka daawaday, maskax guuray. Qaranka Dhidibadaa, Ragbaa u dhigoo shubay dhiigo, nabadda dhaliyee... iyo Dhaaya aragtida fayoobi Qaranka Dhismayay arkaan! La dhagax dhigaayo arkaan! Dhamaystirmaaya arkaan! 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites