Deeq A. Posted April 15, 2020 Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa maanta cafis u fidiyey maxaabiis ku xirnaa xabsiga magaalada Baydhabo ee G/ Baay. Maxaabiista ka faa’iideystay cafiska Madaxweynaha ayaa waxaa tiradooda lagu sheegay illaa 11 maxbuus, kuwaas oo ku eedeysanaa dambiyo kala duwan. Halkaan hoose ka aqriso: View the full article Share this post Link to post Share on other sites