Deeq A. Posted April 14, 2020 Allah u naxariistee waxaa goordhaw magaalada Muqdisho ku geeriyoooday fanaanka caanka ah Cumar Cabdulle Shoolli. Fanaanka ayaa maalmihii la soo dhaafay ku xanuunsanayay magaalada Muqdisho. Fanaanka oo xanuunsanayay labadii bilood ee la soo dhaafay ayay caawa ehelkiisa xaqiijiyeen ku naf baxay Isbitaalka Aadan Cadde oo lagu baxnaaninaayey xaaladiisa Caafimaad. Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites