Sign in to follow this  
Deeq A.

Fanaan Cumar Shooli oo Geeriyooday

Recommended Posts

Deeq A.   

Allah u naxariistee waxaa goordhaw magaalada Muqdisho ku geeriyoooday fanaanka caanka ah Cumar Cabdulle Shoolli. Fanaanka ayaa maalmihii la soo dhaafay ku xanuunsanayay magaalada Muqdisho.

Fanaanka oo xanuunsanayay labadii bilood ee la soo dhaafay ayay caawa ehelkiisa xaqiijiyeen ku naf baxay Isbitaalka Aadan Cadde oo lagu baxnaaninaayey xaaladiisa Caafimaad.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this