Sign in to follow this  
Deeq A.

Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog 14-04- 2020

Recommended Posts

Deeq A.   

Qodobada ugu waa weyn barnaamij wareedka galab ee GoobjoogFM ayaa kala ah:

Ciidamada Dowladda Somaliya oo Muqdisho ku xiray Agaasime ku xigeenka Warbaahinta Goobjoog.

Faahfaahino dheeraad ah  oo ka soo baxaya Qarax barqannimadii maanta ka dhacay Magalad Muqdisho.

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Wasiirada Qorsheynta, Arrimaha Gudaha & Gargaarka ku amray in ay ka warqabaan Dadka u saameyay Cudurka CORONA.

Faah-faahinno kala duwna oo ka soo baxaya Weerar lagu qaadey Saldhig ay Ciidanka Kenya ku leeyihiin Jubbada hoose.

Sheekh Shariif Sh Axmed oo ku baaqay in aan la siyaasadeyn Coronavirus oo in ka badan 50 qof laga diiwan geliyay Somaliya.

Kiisaskii ugu badnaa ee Coronavirus oo laga helay magaalada Muqdisho.

https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2020/04/Bar-waredka-galabnimo-14-04-2020-ok.mp3

Haddaba halkaan ka dhageyso qodobadaasi oo intaas ka faahfahsan, waxaana soo jeedinaya Xamdi Baraale iyo Anfac Aadan Cabdi

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this