Sign in to follow this  
Deeq A.

Kulamo xasaasi ah oo ka socda degmada Caabudwaaq

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug, Mudane Cali Daahir Ciid ayaa kulamo looga hadlayo amniga ka wada degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud.

Kulamadaan ayaa waxaa ka qeyb galay saraakiisha ammaanka, maamulka degmadaas iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Sidoo kale waxaa kulamada lagu soo qaaday, sidii looga hortagi lahaa dagaal beeleedyada ka soo cusboonaaday gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya.

Halkaan hoose ka dhageyso warbixinta.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/04/ggg.mp3

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this