Sign in to follow this  
IsseRiyole

Bidaar-Bald

Recommended Posts

walee walaayaal waxaan ogaadey in Timuhu hadii ay kaa dhacaan aad isbedeli, war dhibaato baa jirto,timihii baa sii yareaanayaan oo waan fahmayaa baryahan dambe saleed laguma shubo madaxayga combing the hair is getting less and less. waxaan fili inaan helo gabadh jecel nin aan timo lahayn,hadii kale i am going look for a bald head sister.dadka timaha ka tagey bal soo gala meeshan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Urban   

Saxib faa'ido male wixii isticmaashid, xiir timaha madaxa.

 

Bald women do exist tho, if you wanna go there:

 

coneheads.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Isse, bidaar love maa noqon rabtaa ina Hooyo? :( Bidaar dhib malaha, madaxa waala iska xiiraa...Completely that is! Oh how I hate, bidaarta nimanka leh oo is moodo inaan loojeedin inee bidaar leeyihiin oo timaha aan iska xiirin, geesaha uun ka xiir xiira ama gaabsada, inee cudur qabaan leeba u ekaadaan... :mad:

 

Maxad xiiran is very xaax nowadayz! Give it a try...

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

Kool kat...madax yada qaar maba laxiiri karo ....xarfaan waxaa jirto madaxooda aad umaleesid SIISOW Dhaga dheere smile.gif aniga camal lol

 

 

Walaahi waxaan so ogaaday aqyaarta bidaarta leh cuqdad eey udhinteen nin waxaan aqaana marku seexanaayo xataa koofidiisa kuseexanaayo

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ Koolokaat, bidaarta ani waxaa ii dheer timihii oo ingagey(cirro noqdeen) smile.gif taasina waa caadiyoo waa naxariis Eebbe

 

 

Isseriyoode, sxb haka walwalin bidaar, waa heybad Ilaah ku siiyey, waa inaad ku faantaa, oodan qarinin waligaa, dumarku waxey aad u jecelyihiin ragga bidaarta leh waayo sabab ayey bidaartu uga soo baxdey ee iskama imaanin, marka walwalka jooji, kuna soo dhawoow the bidaar loof club

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

LOOOOL@Fu-Fu & Nuunka, wax waalan labadiinaba...

 

Fu-Fu, adi xabadkaas intii mashquul algu yahay, yaaba madaxaaga gaaraayo in lafiiriyo, duh! icon_razz.gif

 

Ar iga xiira bidaarta, walaa siisoow, walaa iska roge, walaa katarabiil ha'u ekaado madaxa hadii larabo...Summer yaa koofid is ingagnaan karo ilaahaa nalehee? Indeed, qaarkood cuqdad aa dishay...Laakiin, timaha markey meeloo xoogaa tin ka mamaqan tahay waxoogaa inuu cudur qabo uu qofka u egyahay - naga xiira la'iidama adkeysan karo!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

koley bidaarteyda iyo cirradu wey isla socdaan ma kala haraan, qofka i fiiriya ma cirruu fiiriyaa ma bidaar uu fiiriyaa asi lee wareeraayo :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

The solution is simple, just let a cow lick your head three times a day for 3 days, and then wait for a week, you're hair will grow by 3inchs a day and by the end of the month, your hair will be 2 miters long. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

lOOl kool kat bidaar ineey steriod igaliso ma'ogiye sikale maigu galeeso mida kale bahasha daadka jaamiciyaasha eey gasha oo buugag seey u aqrinaayeen timaha kabuubaan Laakin aniga camal oo jaahil dhaga dhaadheer kurbada aa igu yar marka wa ka baxsanaa bahashaas lol

 

Nuune camal diyaarad suu ula biibaaye eey ka buubi rabaan aan umaleena labadi xabo kuharsaneed smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

waqtigan la joogo bidaar dhib maleh. marka walalow work on other things.

 

i knew few basoyuul guys, aadan ka jeesan karin calaashan jidka lala mari karo.

 

ps: work on the wallet too. nin ladan cid diidaysaa maleh

 

waves@nuune and all other bidaarlayaal aan aqaano

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

waves back@Juxa

 

horta waligiin naag bidaar leh ma aragteen? wale naag bidaarleh ninki arkow adaa cirka roob ku'og

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

FUFU, what's wrong with naag bidaar leh sxbow, see camal adi, salaxatun lee waaye sakada lee laga qadaaa sak sakatac madax siteey camal yaa heli karo.

 

 

waves back@Juxa

 

 

ps: I am going to form an organisation called: Badbaadada Bidaarta

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

i work with naago bidar leh, most of them waa reer madax lule. they suffer from androgenetic alopecia.

 

anyhows i suggest koofida inla tuuro, bidaartana la habeeyo, shave off if you need to, lakin ha shalayn oo hada dadin adigoo mahadsan

 

waves@ qanax, ii waran? adiga iyo murqahaba sow maladnidiin?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Daawooyin, iyo kaniiniyo laqaato ayaa hada soobaxay oo timaha kuu soo celinaya. Waana Kala fiican yihiin o waxaad eegtaa kuwa TV commercialka laga soo saaro oo aad arkeysid kuwa bidaar gashay oo daawadaas qateen oo hadana timihii u soo laabteen. Cirada xataa mid loo marsado aa jirto.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this