Kamaavi Posted February 19, 2010 Urur u dooda Masiixiyiinta Ayaa Shaaca ka qaaday in Nin Somali ah oo ka Tirsan Iyaga kuna Sugnaa Magaalada Jigjiga oo Qaybinayay Buug ay Ku Daabacan Yihiin Diinta Masiixiga Qaybta Bible Lagu Xiray Magaalada Jigjiga, Ninkan oo Dadiisu Tahay 39 Sano Jir ahna Nin Soomali ah ayaa Haatan Sida ay sheegen Ku Xiran Xarunta Maamulka Kililka ee Magaalada JigJiga. Booliska Maamulka Jigjiga ayaa ku Qabtay Isagoo Markaas Sideed Buug oo Afsomali ku qoran Kana Hadlaya Bible lagu Qabtay, Ururkan ayaa sheegay in Haatan wada Hadal u Socdaan Maamulka Kililka Iyagoo sheegay in Dastuurda Dalka Itoobiya uusan ogolayn In Diimaha La Faafiyo oo Dad kale diin kale haysta Diin Kale oo Cusub Lagu Faafin. Hogaamiyaha Kaniisada Ku Taala Magaalada Jigjiga ayaa ku eedeeyay Maamulka Kililka inay garaacen Ninkaas Soomaliga ah oo Maxkamad La soo saaray Ilaa haatan uu Xiran yahay Kadib Markii Lagu Makhraati Furay in Qaybinaya Buugtaas oo Dhanaa 400 uu Dad u qaybiyay. Ninkan Soomaliga ah ayaa Lagu Magacaaba, Bashir Musa Ahmed, oo Jira 39 Sano haystana Dhalsho Itoobiyaan ah. ******today Jigjiga. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted February 20, 2010 Ina Iley kolkol waa suufi oo wuu xidhi ninkaas. I mean the guy even distributes Timir during the Ramadan to all mosques. Credit where it is due. But Da'ud will not tolerate this arrest if he comes to know about. Da'ud masaajidada gub hadii la yidhaa wuu sameyn. Diin shaqo kumaleh isaga iyo aabihiisii gabadhiisa ku dilay maxaad u soontay een maalin dhan ka qaqabanaynay. Inkastoo waa ay busaarad xunni ku dhacday Da'uud uu tabliiq raacayba. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted February 20, 2010 ^Is it a fact that Daud's father was an atheist? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted February 20, 2010 Yes, Mohamed Ali Gheedi, alias Diriye-digdig was an atheist. Nonetheless, a very good man and very isolated man. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted February 20, 2010 Horta Dauud, & Ina dhuulane maxa ka dhaxeeyay? Si buu Da'uud ooga dhuun dhuuman jiray ,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cabdow Posted February 20, 2010 Maamulka u fadhiya woyaanaha in jigjiga hadayba inta qabteen, wa arin lagu farxo, kudos to them! Ina Iley kolkol waa suufi oo wuu xidhi ninkaas. I mean the guy even distributes Timir during the Ramadan to all mosques. Credit where it is due. The irony eh! Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted February 21, 2010 Originally posted by Abtigiis & Tusbax: Yes, Mohamed Ali Gheedi, alias Diriye-digdig was an atheist. Nonetheless, a very good man and very isolated man. That is interesting because I knew couple of other guys in Godey and Qalaafo area who were all atheists. There must be many of them in the region. The funny thing is the christian Somalis used to hide their religious beliefs but the atheist ones did not, don't know why. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted February 22, 2010 whats up with the connection between Athiests and Somali galbeed, could it be the Oromos introduced it since some believe in Waafaqiina iyo waxas? Quote Share this post Link to post Share on other sites