Sign in to follow this  
Deeq A.

Qoor-qoor iyo Xaaf oo xilalka kala wareegay

Recommended Posts

Deeq A.   

Dhuusamareeb (SMN) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye, ayaa xilka kale wareegay Madaxweynihii hore ee Galmudug mudane Axmed Ducaale Geelle Xaaf, Munaasibad caawa ka qabsoontay Caasimada DGGM ee Dhuusamareeb.

Hoos ka daawo sawiradda

Image may contain: 1 person, sitting and suitImage may contain: 1 personImage may contain: 2 people, people standing and suit, text that says 'JDUG'

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this