Deeq A. Posted April 12, 2020 Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) oo ka hadlayey aas-aaska ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo maanta ku beegan ayaa sheegay in ciidamada dowladda federaalka au guulo is-daba joog ah ka soo hooyeen howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda koonfurta iyo bartamaha dalka. Madaxweyne Farmaajo ayaa ku boggaadiyey ciidamada xoogga, sida ay mar-weliba uga go’an tahay difaaca dalkooda. Sidoo kale wuxuu sheegay in dowladda federaalka ay kor u qaadi doonto tayada iyo aqoonta saraakiisha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed. Halkaan hoose ka dhageyso codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/04/Far.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites