Deeq A. Posted April 12, 2020 Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Cabdi Kaariye Qoorqooq ayaa magacaabay guddiga qaban qaabada doorashada golaha degmada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ,guddiga madaxweynaha uu magacaabay oo ka kooban 13 ayaa lagu wadaa in muddo 90-shan cisho ah ay ku soo dhisaan golaha deegaanka cusub ee magaalada Kaalkacyo. Halkaan ka Akhriso Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites