Sign in to follow this  
Deeq A.

P/land oo ka digtay dib u dhac ku yimaada doorashada 2021

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka arrimaha gudaha ee Puntland, Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad oo la hadlayey warbaahinta ayaa ka digay dib u dhac ku yimaada doorashada 2020-2021-ka.

Dhabancad ayaa sheegay in dib dhaca uu sababi karo cawaaqib xumo siyaasadeed iyo khilaafaadyo hor leh oo soo kala dhex-gala dowladda dhexe  iyo saamileyda siyaasadda.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay in loo baahan yahay in si wadajir ah loogu diyaar-garoobo doorashada soo socota, si loo qabto xilligii loo asteeyey.

Halkaan hoose ka dhageyso codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/04/zaki-1.mp3

 

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this