Sign in to follow this  
Deeq A.

“Midnimo Soomaaliyeed Waxa Ay Ku Xidhan Tahay Jabuuti Iyo..” Faysal Cali Waraabe

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Gudoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee UCID ee Somaliland, Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in midnimo Somaliland iyo Soomaaliya dhexmartaa ay ku xidhan tahay, haddii buu yidhi ay hormood ka noqdaan midnimadaasi Jabuuti iyo Jigjiga. Waxa uu sheegay in taasi ay horseedeyso in la helo shantii Soomaaliyeed, dhan kale waxa uu si kulul u weeraray qaar ka mid ah madax-dhaqameedka Somaliland, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this