Deeq A. Posted April 11, 2020 Waxaa sii badaneysa tirada dadka laga helay Coronavirus ee ku sugan Soomaaliya 15 qof oo maanta baaris loogu sameeyey isbitaalka Martiini, waxaa positive noqday oo Covid-19 laga helay 4 qof. Arrintan ayaa tirada guud ee dadka uu ku dhacay ka dhageysa 25 qof tan iyo markii uu ku bilowday Soomaaliya. Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites