Deeq A. Posted April 11, 2020 Wasaaradda ganacsiga iyo warashadaha ee Jubbaland ayaa uga digtay ganacsatada inay kordhiyaan qiimaha badeecadaha, iyaga oo uga faa’iideysanaya Coronavirus. Qoraal ka soo baxay wasaaradda ayaa waxaa lagu sheegay in tallaabo laga qaadi doono, haddii ganacsatada ay sare u dhigaan qiimaha, iyagoo uga faa’iideysanaya Corona. Halkaan hoose ka aqriso: View the full article Share this post Link to post Share on other sites