Deeq A. Posted April 11, 2020 Xidhibaan Sahro Cumar Maalin oo maanta shir jiraa’id ku qabatay magaalada Muqdisho ayaa waxa ay kaga hadashay xaaladihii ugu dambeeyey ee dalka. Sahra oo ka tirsan BFS ayaa shir saxaafadeedkeeda ku soo qaaday arrimo la xariira cudurka Coronavirus oo walaac xoogan ku abuurayo dadka Soomaaliyeed, iyadoo ugu baaqday inay qaataan talooyinka caafimaadka iyo amarada dowladda Soomaaliya. Sidoo kale waxa ay soo hadal qaaday xaaladda Galmudug iyo kufsigii dhowaan ka dhacay degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose. Halkaan hoose ka dhageyso warbixinta. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/04/War-Zakariye-Xildhibaano-barlamanka-katirsan.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites