Sign in to follow this  
Deeq A.

Inta badan wadooyinka Muqdisho oo la xiray

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho ayaa waxaa ka dhaqan galay Bandow ay ciidamadu fuliyeen, balse aan horay loo sii sheegin.

Wararka qaar waxay sheegayaan in amar madaxda ah lagu fulinayo bandowga kadib markii ay korortay qatarta cudurka Karoona.

Kiisaska Covid-19 ee wasaaradda xaqiijisay ayaa gaaraya 12, oo ay ku jiraan laba shaqaale oo ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka.

Hoos ka daawo sawirada

Image may contain: outdoorImage may contain: one or more people, sky and outdoor

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this