Deeq A. Posted April 10, 2020 Muqdisho (SMN) – Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho ayaa waxaa ka dhaqan galay Bandow ay ciidamadu fuliyeen, balse aan horay loo sii sheegin. Wararka qaar waxay sheegayaan in amar madaxda ah lagu fulinayo bandowga kadib markii ay korortay qatarta cudurka Karoona. Kiisaska Covid-19 ee wasaaradda xaqiijisay ayaa gaaraya 12, oo ay ku jiraan laba shaqaale oo ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka. Hoos ka daawo sawirada View the full article Share this post Link to post Share on other sites