Sign in to follow this  
Deeq A.

Degaano ka tirsan Jubada Hoose oo lala wareegay

Recommended Posts

Deeq A.   

Kismaayo (SMN) – Ciidamada Xoogga Soomaaliyeed, oo ay wehliyaan kuwa Jubaland, ayaa Al-Shabaab waxa ay kala wareegeen deegaano ka tirsan gobolka Jubada Hoose.

Saraakiisha ayaa tilmaamay in howlgaladaas ay qeyb ka yihiin dedaalada xoreynta goboladda waddanka.

Iyagoo hadalkooda sii wata, waxay intaas raaciyeen in ay sii wadayaan dhaqdhaqaaqyadda ay wadaan.

Balse, ma aysan kala caddeyn hadii ay dagaal ku qabsadeen ama in ay faarujiyeen xubnaha Al-Shabaab.

Al-Shabaab ayaa wali ku xoogan oo maamula deegaano iyo degmooyin dhaca qaar ka tirsan maamul goboleedyadda dalka, wallow ay socdaan qorsheyaal looga saarayo halkaas.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this