Deeq A. Posted April 10, 2020 Waxa aan ka tacsiyadeynayaa qoyskii, qaraabadii, asxaabtii, iyo guud Xisbiga WADDANI-ba geerida ku timid Marxuumad Amaal Saleebaan Cabdillaahi (Amaal Cabaade) oo London ku geeriyootay, Marxuumaddu waxa ay ka mid ahayd aasaasayaashii Xisbiga, Ilaahay Jannada ha ku hubsado, Aamiin pic.twitter.com/Vc57d7D5rw — Abdirahman Cirro (@CirroSL) April 9, 2020 Qaran News Share this post Link to post Share on other sites