Sign in to follow this  
Deeq A.

Gudoomiye Cirro oo Tacsi Tiiranyo leh u diraya….

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxa aan ka tacsiyadeynayaa qoyskii, qaraabadii, asxaabtii, iyo guud Xisbiga WADDANI-ba geerida ku timid Marxuumad Amaal Saleebaan Cabdillaahi (Amaal Cabaade) oo London ku geeriyootay, Marxuumaddu waxa ay ka mid ahayd aasaasayaashii Xisbiga, Ilaahay Jannada ha ku hubsado, Aamiin pic.twitter.com/Vc57d7D5rw

— Abdirahman Cirro (@CirroSL) April 9, 2020

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this