Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: DF Soomaaliya oo gudoontay qalab cusub

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Hay’adda Caafimaadka Aduunka ayaa waxa ay maanta Qalabka Baaritaanka Cudurka Corona ku wareejisay Wasaardda Caafimaadka & Daryeelka Bulshada.

Lacagta lagu soo iibiyey qalabka waxaa ku deeqday Safaaradda Talyaaniga ee fadhigeedu yahay magaaladda Muqdisho.

Waxaana gacan ka gaystay keenista qalabkan Hay’adda Cunnada Aduunka oo shalay diyaarad qaas ah soo saartay.

Sawirrada wareejinta

Image may contain: 1 person, standing and outdoorImage may contain: one or more people, people standing and outdoorImage may contain: 1 person, standing, beard and outdoor

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this