Siciid1986 Posted November 14, 2009 Mar uu ka hadlayay faysal Cali Waraabe warbixin TV-ga Al-jaziira uu ka sii daayay dhawaan gobollada dalka Somaliland waxa u yidhi “barnaamijkaas laga sii daayay tv-ga Al-jaziira gobollada Sool Sanaag iyo Buuhoodle casaan baa laga saaray dhulka Somaliland oo waxa layna keenay magaalada Burco, iyagoo ka dhigaya wixii galbeed ka soo xiga Burco inay Somaliland yihiin arrimahaasna waxa u sabab ah kooxaha walaweynta Somalia oo saxaafadeena qaarkood luqadii walaweyntaasi ay qoraan oo ay ka mid yihiin wuu yiri iyo walaxaa qaraxday, iyadoo laga tagay kalmadii (dh) ee afsoomaaliga rasmiga ah lagu qoray ee dhaqanka inoo ahayd, waxaanan shacbigeena iyo saxaafadav Somaliland-ba aan usoo jeedinayaa inaanay kelmadaha walaweynta Somalia aanay u bedelin kelmadihii afsoomaaliga asalka u ahaa” haatuf Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted November 14, 2009 LOOL@********. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted November 14, 2009 What a clown. Lol. Quote Share this post Link to post Share on other sites
UZTAAD Posted November 14, 2009 he is somalia's Mr Bin Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qandalawi Posted November 14, 2009 ^Looooooooool, he's the laughing stock of Somalia, or Mr. Yalaxow of Hargeisa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted November 15, 2009 “barnaamijkaas laga sii daayay tv-ga Al-jaziira gobollada Sool Sanaag iyo Buuhoodle casaan baa laga saaray dhulka Somaliland oo waxa layna keenay magaalada Burco, iyagoo ka dhigaya wixii galbeed ka soo xiga Burco inay Somaliland yihiin arrimahaasna waxa u sabab ah kooxaha walaweynta Somalia oo saxaafadeena qaarkood luqadii walaweyntaasi ay qoraan oo ay ka mid yihiin wuu yiri iyo walaxaa qaraxday, iyadoo laga tagay kalmadii (dh) ee afsoomaaliga rasmiga ah lagu qoray ee dhaqanka inoo ahayd, waxaanan shacbigeena iyo saxaafadav Somaliland-ba aan usoo jeedinayaa inaanay kelmadaha walaweynta Somalia aanay u bedelin kelmadihii afsoomaaliga asalka u ahaa” Hadduu saan u hadlaayo, oo waxaan la qoray run tahay, marka hore asagaaba u baahan Afsoomaali barashadiisa. Waa Afsoomaaliga sidiisa ah, ku jirin ereyo shisheeye, sida waxa kor ku qoran ka buuxaan. Intuu "kelmad" isticmaalaayo, 'erey' ayuu meesheeda u isticmaali karay. Meesha uu "saxaafad" ka istcimaalaayo booskeeda waxaa gali karo 'warbaahin.' Labadaan tusaale usoo qaatay bas. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted November 15, 2009 He should be enrolled Somali 101 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 15, 2009 wuu yiri iyo walaxaa qaraxday, ... Raggeedii .. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted November 15, 2009 Somaliland Jaadkaan badan baac yaal uu kasii dhigayaa...At least the south xabad ee iska qaateen sabab bee daroogadooda u yeeleen, laakiin Reer Somaliland! Aree cooskaan aad ruugtaan iska tufa xaad aheed? JB kaalay adi, maalmahaan difaac aa gashee lol Worriors waan kuu ogalaankaraa because taas wax kama aqaan laakiin, "we know how to win" ar walaalkee goor maad wax reysee? biribaati igee ba waa yahee..... Wareer Badanaa!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 15, 2009 Aar kuwii duqa liqay hada waa joogaane mahaan u yara kaadi hee ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hunguri Posted November 16, 2009 Faysal is not in his right place. Jacaylbro, if I was to employ the management theory of "the right person at the right place" I would suggest Faisal to open up a Kat ciostic in Hargaisa Kat market, some where behind the building of Hawaalada Kaah Soo dhacyeey, soo dhacyeey Quote Share this post Link to post Share on other sites