Maaddeey Posted October 13, 2009 Nuune, sxb tan maay-maayga micnee bal, waxa miyaa; NINKII AABBAHAA HEE?.. HOOYADAA MA U DAAHAAYO!?? tan ka warran? LANKII DIBISHEEY LA GOORIYI YAA DAAR-DAAR LAKA FADEE! u fasir akhyaarta! Val, maxaa tiri: GACMO AAN DUFAN LAHAYN WAX MA DUUGAAN? Hmmm..maxaad aragtay! Duugistaasey igula soo dhacdaye ma maqasheen sheekadii ninkii reer Sh/Dhexe ahaa ee hooyadiis dhimatay ee rabay inuu aaskeeda fasax u qaato?, wuxuu ka shaqeynaayey Switzerland, faransiis dhaaxaa na ma aqoon, waxaa u tarjumay saaxiibkiis Jibuutiyaan ah, wuxuu yiri: Hooyadeey oo la duugaayo aan duugteeda ka qayb-gelaa ee fasax ha la i siiyo, Jibuutiyaankiina Francais uu ku yiri: Hooyadiis oo massage loo sameynaayo ayuu rabaa inuu fasax u qaato!, Boss-kii oo xanaaqay moodayna inuu ku isfooteynaayo ayaa diiday oo yiri: Hadaad maalin gelinkeed maqnaato waa lagu burinaa!, Kii waa xanaaqay: Inkaarba ha igu dhacdo hadii duugta hooyadeey aan ka maqnaado, shaqadiinana bul allaha siiyo! Uniform-kiina waa tuuray albaabkuuna deg-deg uga baxay isagoo sii guryamaya!, Gaalkii oo yaaban aa turjumaankii ku yiri: Adinka Soomaalidiinna yaab aa leedihiin, maxaa massage-ka hooyooyinkiin & shaqada isaga dan ah!, Jibuutiyaankii wuxuu ku jawaabo ayuu garan waayey, laakiin wuxuu go'aansaday inuu saaxiibkii telifooniyo, markuu helayna wuxuu u sheegay Boss-kii hadalkiisa!, yarkii hooyadiis dhimatay xanaaq kaalay meel kala gee "Aaabihiin & Jabuutiyaankii idin keenay maxaan dhahaa, af soomaali ma kaseeysiin, hadda shaqo la'aan aa dhigtay,inaa Soomaali eheen aan hadda Dawladda u sheagaa! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted October 13, 2009 Originally posted by Ducaysane: lobo qaawan waa raaxeesteen Saan uqoslaan garan la'ahay ilaa iyo hada!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted October 13, 2009 ^^ duceysanoe wuu ku ciyaaray maahmaahooyinkii, laba qaawan isma qaado ayay aheyd, wuu ogyahay, raaxey kaga dhagtey Maaddeey, dadkaan ma garanaayaan af maay maay, only few in SOL know da lingo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted October 13, 2009 Originally posted by Ducaysane: lobo qaawan waa raaxeesteen Labada qaawan could be anybody-gender neutral miyaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ismahaan Posted October 13, 2009 Some of my favorite maahmaahyo are: 1.Fiqi tolkiis kama janna tago 2.Aqoonla'aani waa iftiinla'aan 3.Ballandarro waa diindarro 4.Bidaari sibiq bay kugu gashaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Geel_jire Posted October 13, 2009 **** maal u lahow ama muraad hakaa lahaato Quote Share this post Link to post Share on other sites
MZanzi Posted October 13, 2009 looooooooooool@Geel jire tht's my fav' maah maah. "Mureey maal ulahow ama muraad haka lahaato" Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cabdow Posted October 13, 2009 Ismahaan, Why is the forth one, one of your fav' maah maah. Ma sibiq bey kugu gali rabta bahasha? I like the xamaraawi maah maahyo, they sound so simple but yet murtified Luuq luuq marow laazim laamigaas kusoo dhacaa! Sheekh meeshii yimaado shariif shabakadaas ka baxaa! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted October 14, 2009 NIN MAQAN AMAANTI WAA NIN JOOGA CAYDI! Canjeex (Shatrughan Singh)miyaa?, geberta ii dhaaf! Quote Share this post Link to post Share on other sites
BiLaaL Posted October 14, 2009 Maahmaah Soomaali: "Labadii xaq-darro ku heshiisaa, xaqa ayey ku diriraan" Quote Share this post Link to post Share on other sites
Prinz Posted October 14, 2009 War la uumba uumbeeyo weykac aa ka weyn..!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ismahaan Posted October 14, 2009 Originally posted by Canjeex: Ismahaan, Why is the forth one, one of your fav' maah maah. Ma sibiq bey kugu gali rabta bahasha? Yaa og hee dumarka xataa waa gashaa iyamahaan danbee waliba kuwa asian ka ah. Adoo buska la socda arkee islaan dhaka cad, mise jaw. Anyways i consider this maah maah funny that is why u soo qatey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted October 14, 2009 Ninkii soo joog lag waayo soo jiifsaa laga helaa I used to hate this maahmaah when I was very young,as my mother used to say it when I get into trouble. Abkeey dooli dilow, dad nool maas u daahaa Sadex baa dadka ugu xun Ma tashe, ma tashiishe, iyoma toshe Qooq ma jabee ninkiisaa jabo Far kaliya foo ma maydho Tiisa daryeelaa tukale ku dara Tuug ma aragtey, ma arkin dheh Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cabdow Posted October 14, 2009 lol@Ismahaan...The picture was not necessary though! Cause last thing i wanna visualize is Bilcaan bidaar loof eh Maaddeey, ninka aad sheegi iyo geelaya isku meel kama daaqaan adeer! But we do share 'the kaabo laadaro' charactrestics, if that's what you mean Quote Share this post Link to post Share on other sites
Geel_jire Posted October 15, 2009 Walaalkii loo xiiryow ! adna soo qoyso ! Quote Share this post Link to post Share on other sites