Ducaysane Posted October 13, 2009 waryaa Jamaal gabdha ha igu dirin. Val wali hees caashaqa ma laguu qaaday Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted October 13, 2009 Val, waxaa sugnaatay in Nebigu (CSWS)uunsan jiray lool@Nuune, Abbaay sitideey Abbaay sitideey**** Nuurkii Mukhtaar Batuula nabii. Waxaa la yiri: Caano aan fiiqsi loo dhamin & hadal aan fiirsi loo odhan feedhahey wax-yeelaan! (dh-badanaa) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted October 13, 2009 ^That maahmaah is for attention seekers, dear. [smile] are you referring to the proverb I just posted? maahmaahtaasi waxay ka hadlasa nin rag aheen oo dadkuba wax ku darsan oo haduu joogo iyo haduu maqanyahay iyo haduu tagayoba ee dadka isku mid tahay...or at least that's how I understood it. salaam Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted October 13, 2009 lool Jamaal, uunsiga caadi ma ahan, waad saad sheegtay, aniguba aad baan uga danbeeyaa, meelaha uu ka carfo aad baan uga dhawaadaa Aaliyah, nice maahmaah, anoher maahmaah: Lankii aawkaa taab ing gooyi aadaa taleediyee miwaayaaw Maaddeey, lool oo yaa ku baray adna ma ruuxaamaha ayaad ka ag qaraabataaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ducaysane Posted October 13, 2009 Gabadhii hooyadeed haruurka tunto, iyaduna haadis kay barataa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Valenteenah. Posted October 13, 2009 Jamaal, bal adba. Ducaysane, haa. Adiga ma laguu qaaday? Maaddeey, waan la socdaa. Kaftan ayey aheyd. Maahmaah: Gacmo aan dufan laheyn waxba ma duugaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted October 13, 2009 Originally posted by Aaliyah416: quote: ^That maahmaah is for attention seekers, dear. [smile] are you referring to the proverb I just posted? maahmaahtaasi waxay ka hadlasa nin rag aheen oo dadkuba wax ku darsan oo haduu joogo iyo haduu maqanyahay iyo haduu tagayoba ee dadka isku mid tahay...or at least that's how I understood it. salaam Yes, your maahmaah. You see, ninka ragga doesn't have to BE in relation to any other man. The most important thing is if he can kill without second thoughts - without saying a word. But the 'rag' who use these sort of maahmaah thrive only in the attention or notice of others, hence seekers. Nuune, lol. saas iga dheh. Val, maxaa adba ah? Af kale ma taqaan? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted October 13, 2009 Jamaal lol maahmaahda ayaad meel kale ula booday...attention seeker waxa la dhoho ma jiro nin rag ah camalkiisa iyo kartidisa ayaa dadku ugu imaanayaan..ka kale laakin lama tirsanayo madaamo uu yahay useless...kapish!.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted October 13, 2009 Yaa beentaa ku cabsiiyey, Aaliyah? Dadku maxay ahaayeen? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Geel_jire Posted October 13, 2009 Cagtii joogsan waydaa, mar un bay ceeb la kulantaa Balaaya dhabano la qabto ayay leedahay ee **** la qabto ma leh Nin daad qaaday xunbo cuskay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted October 13, 2009 ^^^Nin daad qaaday xunbo cuskay I heard of this one recently at first i was like xunbo maxay u tari lol..laakin saan filayo macnu waxa weeyaan waxkasta wuu isku dayaya in uu isku badbaadiyo.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ducaysane Posted October 13, 2009 nin daad qaaday, waa u dhamaatay lobo qaawan waa raaxeesteen Quote Share this post Link to post Share on other sites
Buuxo Posted October 13, 2009 My fav is 'Wixii xunba Faarax baa leh ' so true. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted October 13, 2009 ^ Oh I love that one. I always hear "wixi xunba xaawa leh" hada ka dib am gonna use this proverb "wixi xunba farah baa leh" Quote Share this post Link to post Share on other sites
Buuxo Posted October 13, 2009 ^hehe.It's only appropriate.Add Xasan & Xamuudi to the mix. Quote Share this post Link to post Share on other sites