Sign in to follow this  
Deeq A.

Somaliland oo qalab kala wareegtay Imaaraadka

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka caafimaadka Somaliland, Cumar Cali Cabdullaahi (Badi) oo la hadlay warbaahinta ayaa ka warbixiyey gaargaar caafimaad oo ay ugu deeqday dowladda Imaaraadka Carabta.

Bade ayaa sheegay daawooyin iyo qalab caafimaad oo loogu talagalay xakameynta cudurka Coronavirus ay ka heleen Imaaraadka, isagoona uga mahad-celyey deeqdaasi.

Somaliland ayaa xaqiijisay illaa iyo hadda labo kiis oo ka mid ah cudurka COVID-19 oo weli fara ba’an ku haya wadamo badan oo ku yaalla caalamka.

Halkaan hoose ka dhageyso codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/04/ll.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this