Sign in to follow this  
Deeq A.

Xiisad xoogan oo maanta ka taagan gobolka Sool

Recommended Posts

Deeq A.   

Wararka ka imaanaya gobolka Sanaag ee waqooyiga Soomaaliya ayaa sheegaya in xiisad u dhexeysa laba maleeshiyo beeleed maanta laga dareemayo qeybo ka mid ah gobolkaasi.

Xiisada oo ah mid xoogan ayaa waxaa dhaq dhaqaaqeeda maleeshiyaadka labada dhinac ay ka wadaan agagaarka degmada Xudun ee gobolkaasi.

Wararka ayaa sheegaya in xiisadaan ay salka ku heyso dil la xariiro aano Qabiil oo saacadihii la soo dhaafay ka dhacay halkaasi.

Xaalada ayaa haatan aad u kacsan, waxaana dhaq dhaqaaqyo iska soo horjeedo ay ka socdaan deegaano ka tirsan gobolka Sool.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this