Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo la kulmay Guddiga Gurmadka Gardafuu

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland  Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa xarunta Qasriga Madaxtooyada ee Garoowe kulan kula qaatay Guddiga Gurmadka ee Gobolka Gadafuu.

Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa kulankan warbixin uga dhegaystay Guddiga Gurmadka ee Gobolka Gadafuu, oo Madaxweyne ku-xigeenka la wadaagay halka ay wax u marayaan iyo sida uu u socdo, Qorshaha loogu gurmanayo Gobolka Gardafuu oo ay saameyn xooggan ku yeesheen Roobabkii dhowaan ka da’ay Puntland.

Ugu danbeyna Madaxweyne Ku-xigeen Axmed Karaash ayaa bogaadiyay Shaqada socota iyo dadaalka loogu gurmanayo Gobolka Gardafuu.

1-11.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1 2-9.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1 3-7.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1 4-6.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1 6-5.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1 5-6.jpg?resize=1000%2C667&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo la kulmay Guddiga Gurmadka Gardafuu appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this