Sign in to follow this  
Deeq A.

Dufle oo fariin caafimaad u diray dadka Soomaaliyeed

Recommended Posts

Deeq A.   

Xili maanta ay ku beegan tahay maalinta caafimaadka aduunka ayaan qeybo badan oo ka mid ah caalamka ah laga xusin, sababo la xiriira cudurka faafa ee Coronavirus oo haatan si weyn fara ba’an ugu haya wadamo badan oo ay Soomaaliya ku jirto.

Prof. Cismaan Maxamuud Dufle oo u warramayey Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in hal ku dhiga sanadkaan ee xuska maalintaan uu yahay garab istaaga xirfadleyda safka hore uga jira la dagaalanka cudurka dilaaga ah ee COVID-19

Sidoo kale Dufle ayaa dadka Soomaaliyed u diray fariin ku aadan inay taxadar badan ka muujiyaan halista cudurkaan, isagoo ku booriyey inay qaataan talooyinka caafimaadka.

Halkaan hoose ka dhageyso warbixinta.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/04/Warbixin.mp3

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this