Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasaaradda haweenka oo soo saartay cambaareyn ay la soo daahday

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasaaradda haweenka iyo horumarinta xuquuqul insaanka ee xukuumadda Soomaaliya ayaa warsaxaafadeed ee la soo daahday ka soo saartay fal kufsi arxan darro ahaa oo todobaadkii la soo dhaafay ka dhacay degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose.

Qoraalka wasaaradda ayaa waxaa lagu sheegya inay cambaareyneyso  falkaasi oo lagula kacay laba gabdhood oo aad da’yar.

Wasaaradda haweenka ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa u muuqata inay gabtay shaqadii loo igmaday, mana jirto illaa iyo hadda wax ay u qabtay dhibanayaasha, marka laga tago cambaareynta ay soo saartay oo lagu soo beegay todobaad kadib.

Halkaan hoose ka akhriso:

Hawenka

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this