gooni Posted April 4, 2020 Qofkii ethiopia u doorto un bay la hadli karaan, ayagoo kabahooda soo iloobay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted April 5, 2020 Dr.odweyne Waxaas aad tirisay oo dhan, ama aad farmaajo ku sheegtay, waxaa ka wayn jacaylka ay snm u qabto Ethiopia. Qof kastoo caqli leh wuu u jeedaa sida qoraxda mana qarsadaan haday qayilaan iyo hadii kaleba. Wada hadal? Khalad wayn, yaa ku jira hadaan la sixina wax macno ah yeelan maayo abid aragtidayda. Muxuu yahay khaladku? Snm waa munaafaqiin aan daacad noqon waligood, naftooda iyo dadkoodana been u sheega, waa inay meesha ka baxdaa arintaas. Mar waxay leeyihiin wada hadalka waxaa hor taagan waa beel, oo marnaba la hadli mayno beeshii siyaad barre oo xasuuqa noo gaysatay. Marna waxay leeyihiin ma doonayno dad lahjada waqooyiga ku hadla inaan hor fariisano. Mar kalana waxay leeyihiin aan u wada hadalno qaybtii ingiriiska iyo talyaaniga. Qaybtii talyaaniga haday USC kaliya u arkaan ama beel ahaan, 30 sano farmaajo ka hor maxay wax un ugula heshiin waayeen soo walaalahood ma'ahan? Mar afaraad waxay leeyihiin aan goobo badan la fariisano si munaafaqdaysan, ama aan hadhaw ugu sheegno ingiriiska in laysku daalay. Xagee timahoodu u xiirmaan marka walaalayaal? Nabad aad ceeb la dhex fadhido waxaa dhaanta qarax aan marnaba is taagin. Waa xaqiiq jirta oo aysan dareemi karin ilaa qoraxdu qabato. Ilaahayna ma jecla dadka musrifiinta ah oo xoolahooda iyo nabadooda daroogo ku badesha beena ku meeraysta iyo waxaan anfac lahayn. Xasuus Waad ii sheegi kartaan hadii ay jirto in wax sharuud ah ay koonfurtu ku xirtay wada hadalka snm, waligayna ma maqal. Ingiriiska na geeya....waa hagaag. Turkiga na geeya...waa hagaag Ethiopia na geeya.... waa hagaag Israel na geeya....yaa noo harsan waana midaan ku kala bixi lahayn. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Old_Observer Posted April 5, 2020 I am sure Somalilanders are extremely happy that Ghelleh is being excluded by Mugadishu too scared of Abiy and Afwerki to even go to Djibouti. Something is very dishonest and most highly likely ill intentions, bad motive. The best current SFG can get out of this is asking MPs to vote for them since they are in the middle of the greatest the best the miracleous the audacious never done before...negotiations. The next day after the re-election post on face book and go to war. If you see Somalis avoiding Ghelleh, going to others, they are doing something that dishonors the whole Somali people. Say what you will, or Ghelleh has been unfair to Somaliland or Puntland, but he can never be accused of disrespecting Somalis with non Somalis. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 5, 2020 These talks are pointless if there is no agenda or topic that will be discussed. Which can lead to talk about the elephant in the room. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Holac Posted April 5, 2020 Tani waxba kama duwana sheekadii "Shibirayahow heesa" Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tillamook Posted April 5, 2020 On 4/5/2020 at 3:44 PM, Holac said: Tani waxba kama duwana sheekadii "Shibirayahow heesa" I agree, however, the intent of these so-called “talks” is not meant to resolve any tangible political grievances of the northern h@bros, but rather to negotiate the price N&N has to pay to the Biixi administration for the support of the **** Federal members of parliament in the upcoming elections next year. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted April 5, 2020 On 4/5/2020 at 5:55 PM, Tillamook said: I agree, however, the intent of these so-called “talks” is not meant to resolve any tangible political grievances of the northern h@bros, but rather to negotiate the price N&N has to pay to the Biixi administration for the support of the ****Federal members of parliament in the upcoming elections next year. The Somalilanders are not even united in the south. *** federal members are allied to the Vice PM Mahdi Khadar. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tillamook Posted April 5, 2020 On 4/5/2020 at 6:01 PM, Saalax said: The Somalilanders are not even united in the south. *** federal members are allied to the Vice PM Mahdi Khadar. Regardless of which way the cookie crumbles, the Farmaajo administration needs the support of the northern Federal MPs that get their marching orders from the Biixi administration if their hopes of re-election are to materialize. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 10, 2020 Feysal Dhurwaa quuqdiisa waa inuu asagana dhiibtaa. Faysal Cali Waraame oo si adag uga horyimid qorshihii uu Abiy u weeciyay Khayre Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid, Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta ka hadlay qorshaha cusub ee la sheegay in Abiy Ahmed uu mas’uuliyada wada-hadalada DF iyo Somaliland dusha ugu saaray Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre. Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in Somaliland aysan marnaba ogoleyn wada-hadalo uu qeyb ka yahay Khayre, midaasi noqoneysa fashilkii labaad ee ku yimaada qorshayaasha Abiy Ahmed. Faysal ayaa ka horyimid aragtida uu aaminsan-yahay Abiy, kaasi oo ahaa in Somaliland aysan rabin Farmaajo balse ay Khayre macquul tahay inay aqbalaan, maadama aysan xasaasiyad weyn ka qabin sida Madaxweynaha. Guddoomiyaha ayaa banaanka keenay in qorshaha Abiy Ahmed ee wada-hadalada uu yahay mid uu ku wiiqayo jiritaanka Somaliland, isla markaana uu ku rabo inay midoobaan Soomaaliya iyo Somaliland oo sheegata inay ka madax-banaantahay Jamhuuriyada. Faysal Cali ayaa gebi ahaanba diiday in wada-hadalada Somaliland iyo Soomaaliya ay qeyb ka noqdaan dalal ay kamid tahay Itoobiya, oo uu sheegay inay u xaglinayaan dhanka Soomaaliya. Lamana oga in mowqifka Faysal ay ka wada socdaan Madaxweynaha Somaliland oo isagu ka gaabsaday ka hadalka arrinkaasi, balse si guud u sheegay inay diyaar u yihiin in wada-hadalo la furaan dowladda Soomaaliya, marka laga baxo xaalada ka dhalatay Corona ee dunida saameysay. Xigasho 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 10, 2020 What's the difference between cheese guy and the kheyre guy aren't they the same Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted April 10, 2020 2 hours ago, Xaaji Xunjuf said: What's the difference between cheese guy and the kheyre guy aren't they the same I thought u were ok to talk non Faqash ? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 10, 2020 It's not about qabil or being afweyne loyalist. It's about principle that these talks can't be fruitful because there is no mediation. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Holac Posted April 11, 2020 This nonsense talk should be cancelled. People are battling a devastating pandemic. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 13, 2020 Saalax, Muuse Muqayil odeyaashii soo baraarugay ayuu u booteeyo rabaa. Jawaab fiican ayuu siiyey odeygaan. Suldaanka 'Somaliland' oo ka jawaabay hanjabaaddii uu Muuse Biixi ugula kulmay ku baaqa midnimada Soomaaliya Suldaanka guud ee beelaha Somaliland, Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa maanta si kulul uga jawaabay hanjabaadii uu dhowaan u direy Madaxweyne Muuse Biixi, kadib markii uu sheegay Suldaanku in midnimada umadda Soomaaliyeed ay tahay muqadas. Suldaan Maxamed ayaa kamid ahaa Salaadiin ka hadlay wada-hadalada Somaliland iyo Soomaaliya, kuwaasi oo dalbanayey inay qeyb ka noqdaan wada-hadaladaa si looga gaaro natiijo wax ku ool ah. Suldaanka ayaa hore u sheegay inay muhiim tahay dib u furida wada-hadaladaasi, isagoona carabka ku adkeeyay midnimada iyo wada-jirka ummadda Soomaaliyeed. Suldaanka ayaa hanjabaada Muuse Biixi ku tilmaamay mid aan meesha oolin, isagoona sheegay haddii uu ka fiirsan waayo arrinkaasi inay reer Somaliland ka tashan doonaan oo shir-weyne iskugu iman doonaan. Sidoo kale waxa uu Suldaanku shaki galiyay heerka aqooneed ee uu Madaxweyne Muuse Biixi u leeyahay arrimaha siyaasada, isagoona si dad-ban u sheegay inuusan u aqoonsaneyn Siyaasi hogaamin kara. “Madaxweynaha waxaanu leenahay, Arrinku meel aanu taagnayn inaad gaadhsiisaan waa Fool-xumo. Madaxweynaha isku gefi mayno. Dadka Koonfureedna waxba hadal u dhigan mayno” ayuu yiri Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir. Wuxuuna intaas kusii daray Suldaanku “Meel aanu Arrinku nala gaadhin haddaad gaadhsiiso, Qaranka Somaliland baa ka wada-hadli. Ninka siyaasiga ah anigu waxaan u aqaan Ninka Jaamacad ka sita Shahaado, Siyaasada Jaaamacad baa looga soo baxaa oo Kuliyad dhan baa looga soo baxaa siyaasada”. Hadalka kulul ee Suldaanku uu maanta uga jawaabay Hanjabaadii Madaxweyne Muuse Biixi ayaa kor usii qaadaysa xiisada kala dhaxeysa, xili ay ku kala aragti duwan-yihiin qaabka loo wajahayo wada-hadalada Somaliland iyo Soomaaliya. Lamana oga in Xukuumada Somaliland ee uu hogaamiyo Madaxweyne Biixi ay talaabo ka dhan ah ka qaadi doonto Suldaankan iyada oo hore ugu hanjabtay, maadama ay hore u dhacday in Salaadiin iyo Siyaasiin kale oo aaminsan fikirka midnimada umadda Soomaaliyeed xabsiyada Somaliland lagu guray. Xigasho Quote Share this post Link to post Share on other sites