Sign in to follow this  
Abtigiis

SOLer KOORA TUUNSHE passed away?? Allah Yarxam

Recommended Posts

Cabdow   

Gar-darada soo waxa garta loogu fadhiyo maaha! Rag baa goggol u fadhiya rag kaluu sii daan daansanahaya, bal gardarada inta la'eg arag..Anu tolka horaan ugu sheegay oon iri ninkan washamsi halagu qaado intay goori goor tahay smile.gif

 

From what i've read so far, it looks like odayga in laga gar leeyahay. Marka waxaan kula talin laha abtigiis inu gartan private ku xaliyo!

 

His enemy(s) joke about odayga inu bila saaxiib yahay, yaa u sheega oo yiraah war bila tolnimana haku darsan :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Ninka A&T waa imtixaan socda saliid ayuu soo marsaday oo meel la qabto ma leh. Jamaal ayaa raba inuu garba duub usoo qabto oo uu keeno gogol uu Ngonge bambo u dhigay Xiin oo goorwalba inay qaraxdona laga yaabo .... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this