Cabdow Posted October 7, 2009 Gar-darada soo waxa garta loogu fadhiyo maaha! Rag baa goggol u fadhiya rag kaluu sii daan daansanahaya, bal gardarada inta la'eg arag..Anu tolka horaan ugu sheegay oon iri ninkan washamsi halagu qaado intay goori goor tahay From what i've read so far, it looks like odayga in laga gar leeyahay. Marka waxaan kula talin laha abtigiis inu gartan private ku xaliyo! His enemy(s) joke about odayga inu bila saaxiib yahay, yaa u sheega oo yiraah war bila tolnimana haku darsan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted October 8, 2009 Ninka A&T waa imtixaan socda saliid ayuu soo marsaday oo meel la qabto ma leh. Jamaal ayaa raba inuu garba duub usoo qabto oo uu keeno gogol uu Ngonge bambo u dhigay Xiin oo goorwalba inay qaraxdona laga yaabo .... Quote Share this post Link to post Share on other sites