Abtigiis Posted October 4, 2009 Veteran writer Abdulla A. Hirad has passed away in NewYork. I have always thought he is KooraTuunshe. Haduu isga yahay Allah Yarxam! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 4, 2009 waar naga tag ...... thought buu ku leeyahay. Jin ku gel subaxaa saaka ah ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted October 4, 2009 Goormaa kuugu danbaysay KooraTuunshe? Anigu hadda xog baan ku socdaa! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 4, 2009 Intaad warka soo hubsato marka hore ayaad wax aad hubto keeni lahayd meeshan ,,,,,, imika wuu dhintay baad na tidhi hadana inuu isaga yahay ma hubtid ,,,,, fockkkk man Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted October 4, 2009 hubsimiihii baan raad hayaa Jacayl. Saaka malaha UDUB baa wax ka si yihiin, si baad u kacsantahaye! Anigu ama Jacaylbaro la bax ama magac kale, ninka afhayeenka u aha UDUB ee hebel Hindi la yidhaa unbaan kuu haystaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 4, 2009 Anigu ama Jacaylbaro la bax ama magac kale, ninka afhayeenka u aha UDUB ee hebel Hindi la yidhaa unbaan kuu haystaa. ma kii mindida caloosha laga geliyay ee ay islaantiisuna ninkii mindida ku taagay ay gaadhiga jiidhsiisay ?? ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted October 4, 2009 Naagtsaasi la yaab maleh, inkastoona warkaa hayn. Ninku waa nin dhisan oo inoo ekeynba. Mid qaloocaa laga yaabaa ninkaa sidaa u eg inuu toori ku dhuftay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted October 4, 2009 Koora- Tuunshe ALIVE as of 30 September 2009 Hirad Ilaah ha u naxariisto died on September 22nd 2009 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 4, 2009 looooooooooooooooool @nuune ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted October 4, 2009 Ilaahay hakaa farxiyo Nuune. Waa Alxamdu lilaahi haduu odyagu nool yahay. Walaahi waan ka walaacsanaa. Waxa rer-makhiir ah ee meesha jooguu ugu macquulsanaa, in addition to Paragon. If it was true inuu dhintay, oo malaa'igihii qaaday wax iga maqli la haayeen, waxaan odhan lahaa ISAGA NOO DAAYO, BOOSKIISA HUNGURI HA NALOOGU BADALO! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 4, 2009 mise Paragon ?? ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted October 4, 2009 War Hunguri waa nin odey ah, maxaad nafta uga qaadi Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted October 4, 2009 Originally posted by Abtigiis & Tolka: Saaka malaha UDUB baa wax ka si yihiin, si baad u kacsantahaye! Originally posted by Jacaylbaro: quote: Anigu ama Jacaylbaro la bax ama magac kale, ninka afhayeenka u aha UDUB ee hebel Hindi la yidhaa unbaan kuu haystaa. ma kii mindida caloosha laga geliyay ee ay islaantiisuna ninkii mindida ku taagay ay gaadhiga jiidhsiisay ?? ,,, Walee waxa aad tihiin laba ka la daran Quote Share this post Link to post Share on other sites