Laba-X Posted January 25, 2007 Saddex dab ayey kaa ceshaan... dabkii caruurta, dhaqidooda iyo xanaanayntooda dabkii cuntada, diyaarinteediyo karisteeda dabkii shahwada iyo dareenkiyo damiirkii kululaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Pujah Posted January 25, 2007 waxa jira sadex abaar, abaar geel ,abaar dumar iyo abaar rag. Abaar geel waa ilko laaan, abaar dumar waa arin laaan , abaar ragna waa ubad laaan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 28, 2007 Loooooooooooooooool@Pujah ,,,,,,,, anigu si kele ayaan u dhigi lahaa: Abaar dumar waa rag laáan Abaar rag waa dumar la'aan Ubad la'aantu waa abaarta labadoodaba Quote Share this post Link to post Share on other sites
Laba-X Posted January 28, 2007 looooooool@Pujah Waxaa la yiri Saddex Saddex Lagama Daayo - Xoola u heesid lagama daayo, - Awrna hogaan lagama daayo - Haweena sheeko lagama daayo, Quote Share this post Link to post Share on other sites