Suldaanka Posted May 12, 2020 Wararkii ugu danbeeyay ee Garowe. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted May 12, 2020 Few hours earlier, 4 men in Puntland melitia uniform stole close to $20,000 dollars from one the local Telco companies. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted May 13, 2020 Garowe's Police station taken over by Wiil-hoog. Deni Yoga's is 1 1/2 years into his term and he is already struggling to keep the clans happy. Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted May 17, 2020 what is going on, is unprecedented, Deni has no clue, sleeping at the wheels. Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted May 17, 2020 When SULDAANKA started this thread, thought it was propaganda, but some thing is serious going wrong in Puntland, Just now, another explosion in Kalkacayo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted May 17, 2020 Gudoomiyihii Puntland ee Gaalkacayo ayaa ku dhintay qaraxaa. Garoowe oo ah meel 10 minute dhan walba uga lugayn kartid ayaa hadana niman hubaysan ku dhex dhuumanayaan habeenkii. Waa wax caqliga saliimka ah ka degi la. Waxayna tusaale u tahay maamulka Deni oo sii daciifaya. In my opinion, Puntland qarka ayay u saarantay civilwar. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Holac Posted May 17, 2020 Something is seriously going on in Puntland. We need Galbeedi to investigate. Quote Share this post Link to post Share on other sites
galbeedi Posted May 17, 2020 Second governor is killed as many months. Is this Al-Shabaab or other sinister groups destabilizing Puntland? Mr. Holac, we shall investigate by reaching the locals from Gaalkacayo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted May 17, 2020 Khilaafka soo jiidamaayay mudo ee u dhaxeeya Deni iyo Karaash ayaa hada meel aad u xasaasi ah maraaya. Warbaahinta maamulka ayaa hada la safatay Deni. Ninkaa odeyga ah ee Ahmed Karaash wuxu ku socdaa wadado'dii Camey maray. Wuxu hada in yar u jiraa in 'enemy from within' u aqoonsadaan beesha maamulka iska leh. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted May 17, 2020 Deni Yoga sounds like defeated. This is Calaacal. Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted May 17, 2020 Amisom has to move in to save PL. Quote Share this post Link to post Share on other sites
cadnaan1 Posted May 17, 2020 Fitno walba oo dhacda waxay kasoo aslantaa cadaalad daro isku sameeyaan mushtamaca meesha dagan puntlan bilawgii qabaailo ayaa Ku shirkoobay laakiin hada waxay kusoo hartay sedex jufo oo ilma maxamuud ah markaa dib ha iskugu laabtaan before it's too late. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted May 18, 2020 Puntland waxay ka kooban tahay beelo sabur badan oo maamul iyo nabad jecel. Dani haduu isku wadi waayo, ciidan uma dhisi karo cid u dhisaysana ma jirto. Xaduudka kenya dawladu qabiil uma dirin xag-jir iyo cadawna beel kaliya kuma filna. Asagana waxaa ku waajiba sidoo kale inuu gal-gala ku ilaaliyo ciidan soomaaliyeed oo isku dhafan. Puntland Wax haka dhisto xoog soomaali leedahay oo naga wada dhaxeeya. Ama beelaha kale oon kursiga sare loo ogolayn dulumka haka daayaan ugu yaraan. wixii intaa kasoo hara waa khatar aan calaacal lugu dawayn karin. Puntland iyo maamulada kaleba waxay u baahanyihiin in loo tababaro ciidan police iyo nabad sugid si fiican loo sugay. Military qaranka oo dhan ilaaliyana wadajir loo dhiso. Hadii maamul walba military loo dhiso federaal ma'ahan waa jamhuuriyado kala gaara iyo ha lasii kala fogaado codka diidmada qayaxana ha sii socdo waligiis. Quote Share this post Link to post Share on other sites