Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 21, 2008 One of the few master comedians Soomaalis had ever known. Alas, with the rest of the Soomaalis inside and outside the country, the two decades conflict took its toll on him, along with millions of Soomaalis. It is very sad to see specially a very well-known jilaa such as Awkuuku being in this plight. Waaka naxay markaan aqriye, sawirkiisana arkay. U gargaar oo intaa u qaban kartid u qabo walaalkeena Awkuuku. In badan buu dad ka qosolsiiye, oo qosol iyo kood daradeeda neefta noogu dhagtay. Eebba ha caafiyo, walaalkeena -- aamiin. -------------- Jilaaga caanka ah ee Awkuuku oo Muqdisho ku xanuunsanaya, daryeel la’aanna ay heyso Haddii aad ku taqiinay inuu wax badan kaa qosliyo, haatan ma jiro qosolkii aad ku tiqiin jilaaga C/llaahi Amiir Rooble(Awkuuku) waxa uuna ku xanuunsan yahay hoygiisa ku yaala Ex-Fiyoore, kaasi oo uusan meelna uga dhaqaaqin tan iyo markii ay burburtay Dowladdii hore ee xanaaneyn jirtay Fannaaniinta Soomaaliyeed. C/llaahi Amiir Rooble Awkuuku oo ka tirsanaa Majaajiliistayaasha waa weyn ee Hobolladii Waaberi waxaa uu xiligii burburka ku sugnaa Dalka Soomaaliya oo uusan ka bixin, isagoo marar qaarkood ka qeybqaadan jiray Bandhig Faneedyo ay sameyn jireen Fannaaniin aan dalka ka bixin iyo weliba kuwo soo baxay xiligii burburka. Sidoo kalena, Fannaanka wuxuu wax ka sameyn jiray muddooyinkan dambe Sheekooyin isugu jira kuwo ka tarjumaya dhibaatada ka taagan Dalka Soomaaliya, kuwo ku saabsan Wacyigelinta Bulshada iyo kuwo Jaceylka ku saabsan, kuwaasi oo laga sii daayo qaar ka mid ah Idaacadaha Muqdisho. Fannaan C/llaahi Amiir Rooble Awkuuku oo aad u xanuunsanaya ayaa wuxuu dhex jiifaa Qoyskiisa oo ka kooban Dhowr Caruur ah iyo Hooyadood Nuurta Saleebaan Abaliisha oo qudheeda Fannaanad ah, kuwaasi oo intii uu dhaqdhaqaaqayay uu u qaraab tegi jiray, isla markaana uu u soo heli jiray Nolol Maalmeedka. Nuurta Abaliisha ayaa HOL u sheegtay in ay nolosha ku adkaatay Qoyskeeda kaidb markii uu xanuunsaday Seygeeda Awkuuku, isla markaana ay iyadiina ku qasbanaatay in ay xanaaneyso oo aysan meelna uga dhaqaaqin. Nuurta Saleebaan Abaliisha waxay ka codsatay Dadka Soomaaliyeed ee wax heysta iyo weliba Fannaaniinta Soomaaliyeed inay u soo gurmadaan, isla markaana ay ka gacan siiyaan Caafimaad xumida iyo daryeel la’aanta heysata Ninkeeda oo ah Fannaan ay si weyn u yaqaanaan Dadka Soomaaliyeed. Si kastaba arrintu ha ahaatee, C/llaahi Amiir Rooble Awkuuku ayaa haatan Xaaladdiisa Caafimaad waxay tahay mid aad u liidata, dhawaaqa kaliya ee uu ku leeyahay qofkii soo booqdana waa “ii soo duceeya”. Xigasho Quote Share this post Link to post Share on other sites
Zakinah Posted March 21, 2008 Whats exactly wrong with him?.....Do you knw the diagnosis? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 21, 2008 I am not dhaqtar, so I cannot diagnose to see any symptoms from the picture. Koley da' baa heyso or dhiigkar from the conflict. Qof dagaal labaatan sano socdo u dulqaadan karo ma jiro, not the mind, not the body. Maskiinka Eebba ha caafiyo mar labaad. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted March 21, 2008 Ilaahey ha caafiyo. Walaalkeen wixii la awoodo ha loo gargaaro. Quote Share this post Link to post Share on other sites
FatB Posted March 21, 2008 walahi its as tho he hasnt aged at all... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Baluug Posted March 21, 2008 Is "awkuuku" supposed to mean like "cuckoo"? Cuz that's what it reminds me of.... Quote Share this post Link to post Share on other sites
peasant Posted March 21, 2008 ^I dont know if his nick name has a meaning but the dude used to be a funny icon back in the days. But now i guess he is struggling and may Allah ease his pain. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ms DD Posted March 21, 2008 He doesnt help himself either with all his habits. May Allah make things easy for him. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Geel_jire Posted March 21, 2008 the man is an icon ............... very early memories of laughing at his antics ............ ilaahay ha u gargaaro Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted March 22, 2008 Originally posted by Cadaan: Is "awkuuku" supposed to mean like "cuckoo"? Cuz that's what it reminds me of.... Kuuku in Afsoomaali is the little crow sound roosters make, especially at dawn. Awkuuku at his prime heyday. Or here and . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted March 22, 2008 Rabi ha u sahlo..Aw kuuko is a legend. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted March 23, 2008 I watched that one a while back.."iskoolka maxa iga galay" ...love it The guy is funny walahi.....I mean even if you dnt understand what he is saying, the way he looks and carries himself is just funny. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 23, 2008 Ilaahay caafimaad ha siiyo ,,,, I can't see what is special about him only while thousands are suffering in the same area. Soomaali oo dhan Ilaahay ha u gargaaro Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted March 23, 2008 I didnt even check the title of this thread.... ilaahay ha cafiyo Quote Share this post Link to post Share on other sites