Tuujiye Posted May 13, 2010 loool JB, Sland day xafladaha la qabto waa business saaxiib lool waxkale ma aha... Tan Toronto lagu qabanaayo iyo Ottawa raga kala tuuranooya badankood maba aqoonsana Somaliland iska dhaaf in ee yihiin lool...labo qabqable ayaa makaroof loo dhiibaa 30min ugu horeyso inta eesan dadka wada imaan oo la dhahaa iska daac daaca oo qarasta iska saaran..when is 11pm, Dj ayaa qabsada makarafoonka iyo bajaq heyseeso lool... run ahaantii, Seattle xaflada lagu qabanaayo waxaa qaban qaabsaday mid somali bentu ah oo aan aqaan..ciyaal Kismaayo waaye oo rageeda ah! and no BOB ma aha lool... Wareer Badanaa!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
BOB Posted May 14, 2010 Originally posted by Tuujiye: ciyaal Kismaayo waaye oo rageeda ah! and no BOB ma aha lool... Classic. Igu Salaan ina adeerkey...if he's genuine reer Kista then I'm sure he's from my old neigbourhood of Calanleey and if he's from there then I'm absolutely certain that he knows me or my family. Peace, Love & Unity. Quote Share this post Link to post Share on other sites
BOB Posted May 14, 2010 Originally posted by *Buuxo*: you should join me ya Bob. I know you can bust moves like Jacob Zuma Join you aa? in meesha lagu kala tago maa rabtaa? markii la arko oday calool kuusan oo hadana bidaar dheer oo dhalaaleysa leh! waan tagi lahaa laakiin waxaan ka cabsanaa in kuwa uurka leh ay ilmaha soo daadiyaan markee i arkaan foolxumadeyda. PS. I can bust a move but ONLY if its kabeebey...you dig? Peace, Love & Unity. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Khayr Posted May 14, 2010 Is the election on May 18th? What is the celebration for? Please remind me again. :rolleyes: Quote Share this post Link to post Share on other sites
BOB Posted May 14, 2010 its' the birth of the Republic Of Somaliland. Peace, Love & Unity. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Khayr Posted May 14, 2010 Originally posted by *BOB: its' the birth of the Republic Of Somaliland. Peace, Love & Unity. Bob saxib, It was a rhetorical question. Quote Share this post Link to post Share on other sites
BOB Posted May 14, 2010 In la isku baashaalo la iskuma ogeyn Khayr see camal widaayow? Peace, Love & Unity. Quote Share this post Link to post Share on other sites
rudy-Diiriye Posted May 14, 2010 So what happened on May 18th...is it like the Mexican independence day? i thought that was may 5th.. cinco de mayo!! right?? I hope its not a ufo celebration days! lool. Quote Share this post Link to post Share on other sites
IsseRiyole Posted May 14, 2010 lol @ Rudy belo Rudy you have not been to May 18th LAnder celebration ,it is time to be taken there and see the lavish life style. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Valenteenah. Posted May 14, 2010 A party is a party. My dirac is ready, JB. What's happening in Belgium? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Faarax-Brawn Posted May 14, 2010 ^L0L. Party aint a party without dirac. wac wac indeed Quote Share this post Link to post Share on other sites
BOB Posted May 16, 2010 Bariis iyo Hilib ama Baasto Al foorno iyo Dooro ma jirtaa ka dibna Xalwo, Saambuus, Baajiye, Kac-Kac, I cun, Shushumoow, Kabaab iyo Faanto mala bixinaa? Peace, Love & Unity. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 16, 2010 Minneapolis, USA Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 16, 2010 Denhaag, Holland Quote Share this post Link to post Share on other sites