Sign in to follow this  
Deeq A.

Golaha Wakiilada Oo Go’aan Ka Gaadhay Labadii Xubnood Ee Xisbiyada Ugu Jiray Komishanka Cusub

Recommended Posts

Deeq A.   

Golaha Wakiilada Oo Go’aan Ka Gaadhay Labadii Xubnood Ee Xisbiyada Ugu Jiray Komishanka Cusub
barlamaan-300x168.jpg

Golaha Wakiilada  oo cod aqlabiyad ah ku diiday Labadii Xubnood Ee Komishanka Cusub ee Xisbiyada Ucid & Waddani soo xuleen

Golaha Wakiilada Somaliland ayaa cod aqlabiyad ah ku diiday labadii xubnood ee xisbiyada mucaaridka ahi u soo xuleen komishanka cusub ee doorashooyinka somaliland.

Fadhi ay maanta yeesheen xildhibaanada golaha wakiilada somaliland ayey ku diideen in labada xubnood ee xisbiyada mucaaridku ay ka mid noqdaan komishanka cusub.

Go’aanka golaha wakiilada ayaa ku soo beegmaya xili heshiis laga gaadhay doorashooyinka isla markaana haatan dedaal loogu jiro ilaalinta caafimaadka bulshada.

 

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this