Sign in to follow this  
Deeq A.

MUQDISHO: Qofkii Labaad Oo Laga Helay Coronavirus

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Muqdisho)-Wasiirka caafimaadka Soomaaliya DR Fowsiya Abiikar Nuur oo shir jiraa’iid ku qabatay magaalada Muqdisho ayaa shaaca ka qaadday in wasaaraddu ay xaqiijisay qofkii labaad ee qaba xanuunka Coronavirus, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this