Deeq A. Posted March 26, 2020 (SLT-Muqdisho)-Wasiirka caafimaadka Soomaaliya DR Fowsiya Abiikar Nuur oo shir jiraa’iid ku qabatay magaalada Muqdisho ayaa shaaca ka qaadday in wasaaraddu ay xaqiijisay qofkii labaad ee qaba xanuunka Coronavirus, Halkan hoose ka DAAWO Source Share this post Link to post Share on other sites