Saalax Posted March 23, 2020 57 minutes ago, Oodweyne said: ^^^^ Again, for the umpteen time, let me say that citation of a credible news outlet is needed in here. Not some kind of fake news and the some sort of "write-up" done by a collection of cheap sniffling stooges who peddles such odious stuff. Get that and come back to us, yea wretched waffler. 50 year old ictiraafdoon just because you don't like something doesn't make it "fake" . It is being reported in all Somaliland region websites. https://burcoonline.com/articles/92866/Deg-Deg-16-Qof-Oo-Looga-Cabsi-Qabo-Inay-Qabaan-Caabuqa-Carona-Virus-Oo-Kasoo-Degay-Madaarka-Cigaal-Ee-Magaalada-Hargaysa-Karantiimayn-Lagu-Sameeyay-Iyo-Xaaladoodi-U-Danbaysay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted March 23, 2020 War Deg Deg Ah:-Dad Looga Shakiyey Xanuunka Corona Virus Oo Lagu Qabtay Madaarka Hargeysa Iyo Talaabada Laga Qaaday War Deg Deg Ah:-Dad Looga Shakiyey Xanuunka Corona Virus Oo Lagu Qabtay Madaarka Hargeysa Iyo Talaabada Laga Qaaday HADHWANAAGNEWS.CA War Deg Deg Ah:-Dad Looga Shakiyey Xanuunka Corona Virus Oo Lagu Qabtay Madaarka Hargeysa Iyo Talaabada Laga Qaaday Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted March 23, 2020 wasaaradda caafimaadka mamuul goboleedka Somaliland oo la wareegtay dad la socday Ethiopian airlines oo looga shakiyey cudurka coronaviruska Wasaaradda Caafimaadka JSL Oo La Wareegtay Dad La Socday Ethiopian Airlines Oo Looga Shakiyey Cudurka Coronavirus-ka • Oodweynenews.com Oodweyne News WWW.OODWEYNEMEDIA.COM Ku dhawaad 16 qof oo looga shakiiyay cudurka Coronavires ayaa hada lagu daabulay gaadiidka Ambalaaska ee wasaarada caafimaadka Somaliland ku diyaarisay garoonka diyaaradaha Hargeysa ee Cigaal... Quote Share this post Link to post Share on other sites
cadnaan1 Posted March 23, 2020 Caruurta markay talada waalidkooda diindaan dhibka ayey leedahay dowlada federalka dhib ayey ka ilaalinaysa ayagana caasi waalid ayey noqdeen. Quote Share this post Link to post Share on other sites