Sign in to follow this  
Deeq A.

DF oo shaacisay mowqifkeeda xiisada Masar & Itoobiya

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane danjire Axmed Ciise Cawad ayaa ka hadlay muran siyaasadeedka ku saleysan wabiga Nile ee u dhexeeya wadamada Masar iyo Itoobiya.

Ugu horreyn wasiir Cawad ayaa ka warbixiyey safarkii dhawaan ra’isal wasaaraha Soomaaliya mudane Xasan Cali kheyre uu ku tegay magaalada Addis Ababa iyo kulamadii uu la qaatay madaxda ugu sarreysa dalkaasi Itoobiya.

Sidoo kale wuxuu soo hadal qaaday go’aanka dowladda uga aadan xiisada Masar iyo Itoobiya , isagoo tilmaamay in mowqifka Soomaaliya uu yahay mid dhex-dhexaad ah.

Halkaan hoose ka dhageyso codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/03/awad.mp3

 

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this